Madaxii hore ee boliiska magaalada Greenville ee gobolka North Carolina, ayaa sheegay "inuu dareemayo baylahnaan oo aanu hubin mustaqbalka dalka mar ahaa dal weyn ee Mareykanka", kadib markii muddo 90 daqiiqo lagu xiray garoonka diyaaradaha JFK ee magaalada New York.
from VOA http://ift.tt/2ndgZCc
via IFTTT
No comments:
Post a Comment