Monday, March 13, 2017

Warbixin: Heerka Waxbarashada Soomaalida Minnesota

Xeel-dheerayaasha waxbarashada iyo khubaro madax bannaan oo ku sugan gobolka ay deggan yihiin Soomaalida ugu badan Mareykanka ee Minnesota ayaa si weyn u dhalliilaay heerka waxbarashada ee ardayda Soomaalida.

from VOA http://ift.tt/2mj0alo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment