Tuesday, March 21, 2017

Britain oo Midowga Yurub ka Baxeysa 29-ka March

Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday in 29-ka March ay noqon doonta maalinta muddada la sugayey oo ay adeegsan doonto qodobka Article 50 ee axdiga Midowga Yurub ee Lisbon, si ay u billowdo ka bixitaanka ururkaas oo qaadan doonta laba sano.

from VOA http://ift.tt/2nFWeA5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment