Thursday, March 16, 2017

Burcad Badeed Xeebta Puntiland Markab ku Haystey oo Siidaayey

Markab ay burcad badeed ku haysteen xeebta Puntland ayaa si nabad ah lagu siidaayey. Markabkan oo laga leeyahay dalka Imraadka Carabta islamarkaasna u rara ganacsato Soomaaliyeed ayaa xaley fiidki ay ka dhaadhaceen burcad badeed afduubka u haysatey tan imo Axadi.

from VOA http://ift.tt/2mP8SJR
via IFTTT

No comments:

Post a Comment