Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose. from VOA http://ift.tt/2opAgxJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment