Thursday, March 16, 2017

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Lagu Xiray Sudan

Waxaa xalay magaalada Khartuum ee dalka Sudan lagu xiray Fanaanka Nimcaan C/raxmaan "Nimcaan Hillaac" oo magaaladaasi u tagay inuu ku qabto bandhig faneed ay kala qayb galayeen dhallinyaro kale oo reer Suudaan ah.

from VOA http://ift.tt/2mxsxgs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment