Wednesday, March 22, 2017

Duqeyn 33 Qof ku Dishay Dalka Syria

Hay'ad la socota dagaalka dalka Syria ayaa sheegtay in duqeyn la rumeysan yahay inay fuliyeen isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ay 33 qof ku dishay iskuul u dhow magaalada muhiimka ah ee Raqqa.

from VOA http://ift.tt/2mrPqG8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment