Thursday, March 16, 2017

Mooshin Laga Gudbiyey Shariif Xasan

Qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.

from VOA http://ift.tt/2m4JWRG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment