Puntland oo Abaabuleysa Ciidan Soo Furta Markab la Afduubtay
Mas'uuliyiinta Soomaalida ee Puntland ayaa sheegay inay abaabulayaan ciidamo amni oo soo furta markab la sheegay inay soo afduubeen kooxo hubaysan, kaasoo la geeyay meel u dhow xeebta Caluula.
No comments:
Post a Comment