Sunday, March 26, 2017

Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo

Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.

from VOA http://ift.tt/2nWzLim
via IFTTT

No comments:

Post a Comment