Wednesday, March 15, 2017

Somaliland: Xanuuno ka Dhashay Abaaraha

Xannuuno ka dhashay abaaraha ka jira deegaannada Somaliland ayaa ku sii fidaya deegaanno cusub. Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay inay xakamaysay, hase ahaatee ay ilaa afar gobol ka jiraan xannuunno ay ka mid yihiin jadeecada, shuban biyoodka iyo nafaqo-darrada. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrintaasi ka waraystay agaasimaha waaxda Caafimaadka dadweynaha ee wasaaradda Caafimaadka Abiib Aadan Nuur.  

from VOA http://ift.tt/2n9ZRhg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment