Madaxweynaha Somalia Madaxweyne Farmaajo ayaa dadka Soomaaliya ugu baaqay inay maalinta Talaadada ah ee soo socota ay sameeyaan isu soo baxyo Alle Bari iyo Roob doon ah si Alle uu uga korqaado abaaraha ka taagan Soomaaliya.
from VOA http://ift.tt/2mXiZ1G
via IFTTT
No comments:
Post a Comment