Tuesday, March 28, 2017

Roobab ka Da'ay Gobollada Bay iyo Bakool

Deegaanno hoos yimaada gobollada Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in uu ka curteen roobabka ka gu'ga, xilli abaar xooggan ay ka jirto.

from VOA http://ift.tt/2nxnEqH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment