Iyadoo weli ay taagan tahay halista abaaraha Somalia ay ku hayaan dadka, ayaa haatan waxaa saameynta abaaraha ay gaareysaa qaar ka mid ah magaalooyinka waa weyn ee inta badan dadku ay ku tiirsanaayeen biyaha wabiga. Xiliyada kuleylaha ee bilaha February iyo March xanuunada ka dhasha kuleylka iyo biyaha aan nadiifka aheyn ayaa ku badan magaalada Baledweyne, hase yeeshee hoos u dhac ayaa ku yimid kadib wacyigalin badan iyo dadka oo bilaabay in ay isticmaalaan biyo aan wabi aheyn. Wariyeheenna Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan Beledweyne ka soo diray.
from VOA http://ift.tt/2mHQIbt
via IFTTT
Monday, March 20, 2017
Beledweyn: Dadka oo Laga Wacyi-Geliyey Biyaha Wasaqeysan
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment