Tuesday, March 21, 2017

Ontario: Sida ay Soomaalida Uga Faa'ideystaan Waxbarashada Bilaashka ah

Gobolka Onteeriyo ee dalka Kanada ayaa sanadkii hore sharciyey in ay waxbarashada sare ee mac-hadyada iyo Jaamacadaha lacag la'aan uga dhigayaan ardeyda ay waalidkooda sameeyaan dhaqaale aan ka badneyn 50,000 lacagta Kanada sanadkii.

from VOA http://ift.tt/2mT0Lv3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment