Wednesday, March 15, 2017

Puntland oo Ciidamo u Dirtay Markab la Afduubtay

Madaxda Puntland ayaa sheegay in ciidamo ay u direen inay soo furtaan markab Afduub loogu heysto xeebta degmada Caluula.

from VOA http://ift.tt/2mtlLIq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment