Ciidamada Nabad sugidda Somalia iyo kuwa amaanka ee Galmudug ayaa duleedka magaalada Cadaado ku qabtay laba dhalinyaro ah oo watay baabur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. from VOA http://ift.tt/2mlAGbT via IFTTT
No comments:
Post a Comment