Friday, March 17, 2017

Faaqidaadda: Golaha Wasiirada ee Lasoo Dhisayo

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa xukuumadda cusub ee uu soo dhisayo ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaabka ay noqon doonto. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.  

from VOA http://ift.tt/2mQw3U7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment