Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ayaa maanta xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa'im ku riday 7 dhalinyaro ah oo lagu eedanayey in ay ka tirsan yihiin ururkaa Al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/2nGFmJh via IFTTT
No comments:
Post a Comment