Monday, March 13, 2017

Soomaaliya oo ka qaybqaadanaysa Isreereebka kubadda Kolayga ee Afrika

Dalka Masar waxaa ka socdo isreereebka kubada koleyga qaarada Afrika ee waaxda 5aad (Zone 5). Kooxaha qaramada ka qaybgalayana waxaa ka mida xulka qaranka Soomaaliya oo ciyaarti koowaad ay is arkeen xulka Uganda.

from VOA http://ift.tt/2nyBtCk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment