Tuesday, March 21, 2017

Qarax 23 Qof ku Dilay Magaalada Baghdad

Qarax baabuur ayaa ugu yaraan 23 qof ku dilay islamarkaana 45 kale ku dhaawacay xaafadda Amil ee koonfurta galbeed ee magaalada Baghdad, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Ciraq.

from VOA http://ift.tt/2nNFdka
via IFTTT

No comments:

Post a Comment