Wednesday, March 29, 2017

Duulimaadyada Tooska ee Muqdisho-Nairobi oo Billowday

Duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta si toos ah u billowday, ayada oo diyaaradii ugu horeysay ee ku wajahan Nairobi ay ka duushay garoonka Aadan Cadde.

from VOA http://ift.tt/2nzzK2J
via IFTTT

No comments:

Post a Comment