Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay in dowladda Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo iyo Isbaheysiga mucaaradkaba aysan awood u yeelan inay sii dhaqaajiyaan heshiiskii kala-guurka siyaasadeed ee ay gaareen bishii December.
from VOA http://ift.tt/2nLnWL8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment