Masuuliyiin ka kala socda Somaliland iyo dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta magaalada Dubai si rasmi ah ugu kala saxeexday heshiis ogolaanaya in magaalada Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda Isku taga Imaaraadka Carabta.
from VOA http://ift.tt/2naFSyw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment