Wednesday, March 15, 2017

Rex Tillerson oo Booqanaya 3 Dal oo Asia

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta dalka Japan ka bilaabay booqasho saddex dal uu ka marayo, asaga oo isku dayaya inuu xulufada Mareykanka u xaqiijiyo habab looga hortagi karo halista nuclear iyo mid gantaalo ee ka imaneysa Korea-da Waqooyi.

from VOA http://ift.tt/2n9lu19
via IFTTT

No comments:

Post a Comment