Natiijooyin horudhac ah oo kasoo baxay doorashada dalka Holland, ayaa muujinaya in xisbiga ra'iisul wasaare Mark Rutte uu ku guuleystay kuraasta ugu badan baarlamanka, kana adkaaday xisbiga kasoo horjeeda soo-galootiga iyo islaamka ee uu hogaamiyo Geert Wilders.
from VOA http://ift.tt/2mvqGIh
via IFTTT
No comments:
Post a Comment