Saturday, March 11, 2017

Garsoore Diiday Amarki Labaad ee Trump

Xaakim federaali ah oo ku sugan gobolka Wisconsin ee waqooyiga dalka Mareykanka ayaa xukmiyey in amarka labaad ee madaxweyne Donald Trumpee dhinaca soo galootiga uusan qaban karin hooyo u dhalatay dalka Suuriya iyo canug yar oo ay dhashay oo ku xanniban magaalada Xalab ee dalka Suuriya.

from VOA http://ift.tt/2mwIHcA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment