Wednesday, March 22, 2017

London: Dhimashada oo Shan 5 Gaartay

Booliiska London ayaa sheegay in dhimashada ka dhalatay weerarkii shalay ay gaartay 5 qof, kuwaas oo ku jiraan askari booliiska ka tirsan iyo ninkii weerarka geystay, halka dhaawacuna uu gaaray 40.

from VOA http://ift.tt/2mSOzJO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment