Ra'iisal wasaaraha dalka Turkiga Binali Yildiri ayaa sheegay Axaddan in "siyaabaha ugu adag" uu uga aargudan doono ugana jawaabi doono "dhaqanka aan la aqbali karin" ka dib markii Netherlands ay diidday in ay u oggolaato in wasiir ka tirsan Turkiiga uu galo dalka mid kalena ay eriday
from VOA http://ift.tt/2niko07
via IFTTT
No comments:
Post a Comment