Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharci waxba kama jiraan ka dhigaya heshiis kasta oo lala galay shirkadda ay leedahay dawladda Imaaraadka Carabta ee DP World. from VOA http://ift.tt/2HBGNyK via IFTTT
No comments:
Post a Comment