Wednesday, March 14, 2018

Boosaaso oo Laga Taageeray Mamnuucista DP World

Magaaladda Boosaaso waxaa galabta lagu qabtay kulan lagu taageerayo go'aankii Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ay dekedaha Soomaaliya kaga mamnuuceen shirkadda DP World

from VOA http://ift.tt/2ImIlOx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment