Mas'uuliyiinta magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen laba carruur ah oo kasoo baxsaday dugsi ay ku hayeen maleeshiyada ururka al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/2FnZcP5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment