Tuesday, March 13, 2018

Deg Deg: Trump oo Ceyriyay Tillerson

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryayay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda Rex Tillerson, isagoo ku beddelay Agaasimaha Hay'adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, Mike Pompeo.

from VOA http://ift.tt/2IlCxVz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment