Monday, March 12, 2018

Dib u Dhac ku Yimid ku Dhawaaqista RW Itoobiya

Dalka Itoobiya waxaa weli laga sugayaa in lagu dhowaaqo Ra'iisul Wasaare Cusub. Mas'uuliyiinta waddankaasi ayaa sheegay toddobaadkii hore in 11-ka bishan lagu dhowaaqayo qofka loo doortay Ra'iisul Wasaaraha taasi oo ana weli dhicin.

from VOA http://ift.tt/2FrHfmC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment