Friday, March 9, 2018

Dowladda Soomaaliya oo Ka Dacwootey DP World

Dowlada Soomaaliya ayaa toddobaadkan u gudbisey fadhiga golaha wasiirada ee Jaamacadda Carabta waraaq ay ashtako uga tahay Emirat Carabta oo shirkad laga leeyahay heshiis saddex geesood ah dekeda Berbaro lagashey Somaliland iyo Itoobiya.

from VOA http://ift.tt/2Hn5jUh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment