Sunday, March 11, 2018

Dr. Sacad C. Shire oo Wax laga Weydiiyey Berbera

Fadhigii golaha wakiillada Somaliland ee maanta waxa ay mudanayaashu su'aalo ku waydiiyeen wasiirro uu ka mid yahay wasiirka arrimaha dibedda Dr Sacad Cali Shire, kuwaas oo badankoodu la xidhiidheen heshiiska dekedda Berbera

from VOA http://ift.tt/2Fx7oMY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment