Thursday, March 15, 2018

Fal-celinta Dadka ee Fatwadii Somalland ee Gudniinka Fircooniga ah

Bishii Febraayo ee sanadkan 2018-ka ayuu maamulka Somaliland ku dhowaaqay inuu joojiyay gudniinka gabadhaha, islamarkaana sharciga lala tiigsado cid kasta oo gudda gabdhaha si aan waafaqsaneyn shareecada islaamka

from VOA http://ift.tt/2FDZSUq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment