Tuesday, March 6, 2018

Hay'ado Ku Baaqay in Soomaaliya Laga Cafiyo Deymaha

In ka badan 30 ka mid ah hey'adaha gargaarka caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen Isniintii shalay, ka hor shirka London ee gar-gaarka bini'aadannimo waxay ku baaqeen in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

from VOA http://ift.tt/2oWn454
via IFTTT

No comments:

Post a Comment