Monday, March 12, 2018

K. Koonfureed oo Shiinaha ku Ammaantay Dadaallada Wada-hadal ee K.Waqooyi

La-taliyaha Amniga Qaranka ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa Isniinta maanta ah dalka Shiinaha ku ammaanay kaalintii uu ka qaatay in dalka Kuuriyada Waqooyi uu ku qanciyo wadahadallada baabi'inta hubka nugliyerka.

from VOA http://ift.tt/2p0WUiH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment