Saturday, March 3, 2018

Kanada oo Diidan Canshuuraha uu Mareykanku soo Rogey

Raysul Wasaaraha dalka Kanada, Justin Trudeau ayaa ka horyimid go'aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku sheegay in uu cashuur dhan 25% ku kordhinayo birta dibadda laga keena iyo 10% oo Aluminiyamimka ah.

from VOA http://ift.tt/2GZBb11
via IFTTT

No comments:

Post a Comment