Dhowr askarta booliiska Kenya ayaa la sheegay inay ku dhinteen weerar habeenkii xalay ka dhacay degaanka Fino, sidaasi waxaa idaacadda VOA Somali u sheegay dad degaanka ah. from VOA http://ift.tt/2HTCbVT via IFTTT
No comments:
Post a Comment