Tuesday, March 6, 2018

Lataliyihii Dhaqalaha ee Madaxweyne Trump oo Is Casilay

Aqalka Cad ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in Gary Cohn oo ah lataliyihii dhinaca dhaqaalaha ee madaxweyne Trump uu is casilayo.

from VOA http://ift.tt/2FhW4rP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment