Saturday, March 3, 2018

Madaxda Bariga Africa oo Ka Digay Dhimsita Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya

Shanta wadan ee Bariga Africa ee ku deeqay ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay in dib loo eego qorshaha ah in ciidanka AMISOM si tartiib tartiib ah looga saaro Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2I1VwnB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment