Saturday, March 10, 2018

Md. Farmaajo oo ka Hadlay Kalfadhiga Baarlamaanka

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kalfadhigii sadexaad ee baarlamanka Soomaaliya, Kalfadhigaasi oo ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareeysa dowladda Federalka ee Soomaaliya, diblomaasiyii. shisheeye.

from VOA http://ift.tt/2Ifv22c
via IFTTT

No comments:

Post a Comment