kooxda AS Roma ee dalka Talyaaniga ayaa iyaduna ka mid noqotay kooxaha u gudbay wareega quarter-finals-ka tartanka Yurub, kadib marki ay xalay 1-0 ugu awood sheegatay kooxda Shakhtar Donetsk ee dalka Ukraine.
from VOA http://ift.tt/2FGqHn8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment