Wednesday, March 14, 2018

Seynisyahan Stephan Hawking oo Geeriyoodey

Dalka Britain waxa ku geeriyooday mid ka mid ah saynisyahanada ugu caansan dunida oo lagu magacaabo Stephan Hawking, kaasi oo 50-kii sano ee u dambeyay la lagdamayay xanuun naafeeyay jirkiisa.

from VOA http://ift.tt/2pb2aQN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment