Thursday, March 15, 2018

Sweden oo Laga Abaabulayo Kulan Dhex Mara Trump iyo Kim Jong Un

Wasiirka arrimaha dibadda Kuuriyada Waqooyi Ri Yong Ho,  ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan dalka Sweden, halkaas oo la filayo in laga abaabulo shir weyne ay suutagal tahay inuu dhexmaro madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un.

from VOA http://ift.tt/2pda0t3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment