Thursday, March 1, 2018

USA: Baaritaannada Faragalinta Ruushka ee Doorashada oo si Xawli u Socota

Baaritaannada lagu sameynaayo in Ruushku uu ku lug yeeshay doorashadii madaxtinnimada Mareykanka ee 2016 iyo in kale, ayayaa todobaadyadii ugu dambeeyay u socdey si xawli ah, waxaana baaritaannadaasi ay ku sii dhawaanayaan xilliga doorashada Kongereeska ee dhici doonta bisha November.

from VOA http://ift.tt/2oyRL0S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment