Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax lagu dilay Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali "Baraf" oo ah wasiiru-dowlaha amniga ee maamulka Koonfur Galbeed, xildhibaan Axmed Cabdi Faarax (Kabaweyne) oo ka tirsan xildhibaannada maamulka Hir-Shabeelle.
from VOA http://ift.tt/2G1GKg3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment