Saturday, August 6, 2016

Bannaanbaxa Saamiga Haweenka ee Siyaasadda

Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka dhacay bannaanbax ay kasoo qaybgaleen boqollaal qof oo lagu taageerayo saamiga haweenka ee dhismaha dawladda soo socota.

from VOA http://ift.tt/2aOwYOA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment